Bilowgii 15:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintaas Rabbigu Aabraam buu axdi la dhigtay, isagoo leh, Farcankaagaan siiyey dhulkan, oo laga bilaabo webiga Masar ilaa webiga weyn, oo ah webi Yufraad:

Bilowgii 15

Bilowgii 15:15-19