Bilowgii 14:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Aabraam wuxuu boqorkii Sodom ku yidhi, Gacantaydaan kor u taagay oo waxaan ku dhaartay Rabbiga, kan ah Ilaaha ugu sarreeya, ee leh samada iyo dhulka,

Bilowgii 14

Bilowgii 14:17-24