Bilowgii 14:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa dhacday waagii Amraafel boqorka u ahaa Shincaar, Aryoogna boqorka u ahaa Ellaasaar, Kedorlaacomerna boqorka u ahaa Ceelaam, Tidcaalna boqorka u ahaa Goyiim,

Bilowgii 14

Bilowgii 14:1-11