Bilowgii 12:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaguna Aabraam si wanaagsan buu u qabtay iyada aawadeed: wuxuuna lahaa ido, iyo dibiyo, iyo dameerro lab, iyo niman addoommo ah, iyo naago addoommo ah, iyo dameerro dhaddig iyo geel.

Bilowgii 12

Bilowgii 12:14-20