Bilowgii 10:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ceeberna waxaa u dhashay laba wiil: mid magiciisu wuxuu ahaa Feleg; waayo, waagiisii ayaa dhulku qaybsamay; magaca walaalkiisna wuxuu ahaa Yoqtaan.

Bilowgii 10

Bilowgii 10:22-29