Bilowgii 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soohdintii reer Kancaan waxay ka bilaabmaysay Siidoon, markii loo kaco xagga Geraar, ilaa Gaasa, oo markii loo kaco xagga Sodom iyo Gomora iyo Admah iyo Seboyim, ilaa Laashac.

Bilowgii 10

Bilowgii 10:11-29