Baxniintii 38:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ulihiina wuxuu ka geliyey siddooyinkii meesha allabariga si loogu qaado; oo wuxuu meeshii allabariga ka sameeyey looxyo sida sanduuq madhan oo kale.

Baxniintii 38

Baxniintii 38:1-14