Baxniintii 33:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Muuse Taambuuggii u baxay, dadkii oo dhammu way wada keceen, oo nin waluba teendhadiisa iriddeeda ayuu istaagay, oo waxay eegayeen Muuse ilaa uu Taambuuggii galay.

Baxniintii 33

Baxniintii 33:1-17