Baxniintii 33:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna wuxuu ku yidhi, Wanaaggayga oo dhan ayaan hortaada soo marin, oo magaca Rabbiga ayaan hortaada ku naadin, oo waan u roonaan kii aan doonayo inaan u roonaado, waanan u naxariisan kii aan doonayo inaan u naxariisto.

Baxniintii 33

Baxniintii 33:10-21