Baxniintii 33:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii oo dhammuna way wada arkeen tiirkii daruurta ahaa oo Taambuugga iriddiisii hor qotoma; kolkaasay dadkii oo dhammu wada kaceen oo Ilaah caabudeen, nin walba oo teendhadiisa iriddeeda ag jooga.

Baxniintii 33

Baxniintii 33:9-15