Baxniintii 28:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo khamiiska daraftiisa hoose waxaad u yeeshaa rummaanno oo ah buluug, iyo guduud, iyo casaan, oo ku wada wareeji daraftiisa hareeraheeda oo dhan; oo dawanno dahab ahna dhexdooda geli oo ku wareeji.

Baxniintii 28

Baxniintii 28:27-41