Baxniintii 28:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhagaxyadu waa inay tiro le'ekaadaan sida magacyada reer binu Israa'iil, ha ahaadeen laba iyo toban sida magacyadooda, oo laba iyo tobanka qabiil waa in mid kasta magiciisa lagu xardho sida xaradhka shaabadda.

Baxniintii 28

Baxniintii 28:18-31