Baxniintii 25:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Keruub waa inaad madax ka samaysaa, keruubka kalena waa inaad madaxa kale ka samaysaa; oo labada keruub oo labada madax ka kala taagan iyo daboolka waa inaad isku waslad ka wada samaysaan.

Baxniintii 25

Baxniintii 25:17-24