Baxniintii 25:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daboolna waa inaad uga samaysaa dahab saafi ah; laba dhudhun iyo badh waa inuu dhererkiisu ahaadaa, ballaadhkiisuna waa inuu ahaadaa dhudhun iyo badh.

Baxniintii 25

Baxniintii 25:10-24