Baxniintii 25:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad afar siddo oo dahab ah u yeeshaa, oo aad kaga dhejisaa afarta rukun, oo laba siddo waa inay isku dhinac ku yaalliin, laba siddona waa inay dhinaciisa kale ku yaalliin.

Baxniintii 25

Baxniintii 25:3-17