Baxniintii 24:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu qaaday dhiiggii, oo dadkii ku rusheeyey, oo wuxuu ku yidhi, Bal eega dhiiggii axdiga oo Rabbigu idinla dhigtay oo ku saabsan hadalladan oo dhan.

Baxniintii 24

Baxniintii 24:1-16