Baxniintii 24:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu odayaashii ku yidhi, Idinku halkan noo jooga, ilaa aan mar kale idiin nimaadno, oo bal eega, waxaa idinla jooga Haaruun iyo Xuur; ku alla kii dacwo qaba, iyaga ha u yimaado.

Baxniintii 24

Baxniintii 24:10-18