Baxniintii 23:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan soohdintaada ka dhigi doonaa Badda Cas iyo tan iyo badda reer Falastiin, iyo cidlada ilaa tan iyo Webiga, waayo, dadka dhulka deggan waxaan gelin doonaa gacantaada, markaasaad hortaada ka eryi doontaa.

Baxniintii 23

Baxniintii 23:29-33