Baxniintii 23:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaadan u sujuudin ilaahyadooda, hana u adeegin, shuqulkooda oo kalena ha samayn; laakiinse waa inaad wada afgembidaa, oo aad sanamyadoodana jejebisaa.

Baxniintii 23

Baxniintii 23:16-31