Baxniintii 23:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dhulkaaga midhaha ugu horreeya waa inaad inta hore guriga Rabbiga Ilaahaaga ah geeysaa. Waa inaadan waxar caanaha hooyadiis ku karin.

Baxniintii 23

Baxniintii 23:18-22