Baxniintii 23:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad dhawrtaa Iiddii Beergoosadka oo ah midhihii ugu horreeyey hawshaada aad beerta ku abuurtay, iyo Iiddii Wax urursiga oo sannadda dhammaadkeeda ah, marka aad soo urursatid midhihii aad beerta ku hawshootay.

Baxniintii 23

Baxniintii 23:13-26