Baxniintii 22:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddiise aan tuuggii la helin, markaas waa in ninkii guriga lahaa xaakinnada u soo dhowaadaa si loo caddeeyo inuu alaabtii deriskiisa fartiisa saaray iyo in kale.

Baxniintii 22

Baxniintii 22:5-14