Baxniintii 22:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad dad quduus ah ii ahaataan, oo sidaas daraaddeed waa inaydnaan cunin hilib neef oo dugaag berrinka ku bakhtiistay, laakiinse waa inaad eeyaha u tuurtaan.

Baxniintii 22

Baxniintii 22:24-31