Baxniintii 22:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddiise qorraxdu u soo baxdo, markaas dhiigga eed buu ku leeyahay. Waa inuu u soo celiyaa, hadduusanse waxba haysan, de markaas waa in isaga la iibiyaa tuugnimadiisii aawadeed.

Baxniintii 22

Baxniintii 22:1-9