Baxniintii 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waayo, kaasu waa kan qudh ah oo uu isa saari jiray, oo waa dharkii uu huwan jiray, oo muxuu ku seexan doonaa? Oo waxaa dhici doonta in markuu ii qayshado, aan maqli doono, waayo, anigu waan raxmad badnahay.

Baxniintii 22

Baxniintii 22:24-31