Baxniintii 21:16-18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

16. Oo kii intuu nin xada iibiya ama gacantiisaba laga helo, hubaal kaas waa in la dilaa.

17. Oo kii aabbihiis ama hooyadiis caaya, hubaal kaas waa in la dilaa.

18. Oo haddii niman diriraan, oo midkood kan kale dhagax ama feedh ku dhufto, oo uusan dhiman, laakiinse uu sariir ku jiif noqdo;

Baxniintii 21