Baxniintii 17:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse wuxuu Yashuuca ku yidhi, Rag inoo dooro, oo la bax, oo reer Camaaleq la dirir. Berrito waxaan istaagi doonaa buurta dusheeda, anigoo gacanta ku haysta ushii Ilaah.

Baxniintii 17

Baxniintii 17:7-15