Baxniintii 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Bal dadka ka hor mar, oo waxaad kaxaysataa waayeellada reer binu Israa'iil, ushaadii aad webiga ku dhufatayna gacanta ku qabso oo tag.

Baxniintii 17

Baxniintii 17:1-14