Baxniintii 16:35-36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

35. Oo reer binu Israa'iil waxay maannadii cunayeen afartan sannadood, ilaa ay yimaadeen dhul la deggan yahay. Waxay cuni jireen maannadii ilaa ay yimaadeen dalkii reer Kancaan xadkiisii.

36. Comer waa eefaah toban meelood loo dhigay meeshiis.

Baxniintii 16