Baxniintii 16:34-36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

34. Sidii Rabbigu Muuse ku amray ayaa Haaruun Maragga hortiis u dhigay, in loo hayo aawadeed.

35. Oo reer binu Israa'iil waxay maannadii cunayeen afartan sannadood, ilaa ay yimaadeen dhul la deggan yahay. Waxay cuni jireen maannadii ilaa ay yimaadeen dalkii reer Kancaan xadkiisii.

36. Comer waa eefaah toban meelood loo dhigay meeshiis.

Baxniintii 16