Baxniintii 14:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa reer binu Israa'iil waxay arkeen shuqulkii weynaa oo Rabbigu ku sameeyey Masriyiintii, kolkaasay dadkii Rabbiga ka cabsadeen, oo waxay rumaysteen Rabbiga iyo addoonkiisii Muuse.

Baxniintii 14

Baxniintii 14:30-31