Baxniintii 14:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'igtii Ilaah oo hor socotay reer binu Israa'iil soo wareegtay oo daba martay iyagii, markaasaa tiirkii daruurta ahaa ka soo hor wareegay oo uu daba maray iyagii;

Baxniintii 14

Baxniintii 14:17-20