Baxniintii 10:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Muusena wuxuu yidhi, Annagu waannu tegaynaa yar iyo weynba, oo waxaannu la tegaynaa wiilashayada iyo gabdhahayaga, iyo adhyahayaga, iyo lo'dayada oo dhan; waayo, waxaannu u iidaynaa Rabbigayaga.

Baxniintii 10

Baxniintii 10:6-12