Baxniintii 10:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Fircoon addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Ilaa goormuu ninkanu dabin inagu noqonayaa? Inaga sii daa nimanka, Rabbiga Ilaahooda ah ha u adeegeene. War miyaadan weli ogayn in Masar baabba'day?

Baxniintii 10

Baxniintii 10:6-14