Baxniintii 10:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dhulkuu qarin doonaa, si aan dhulka loo arkin, oo wuxuu cuni doonaa wixii ka baxsaday roobkii dhagaxyada lahaa oo idiin hadhay, oo wuxuu kaloo cuni doonaa geed kasta oo duurka idiinka baxaya.

Baxniintii 10

Baxniintii 10:1-15