Baxniintii 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu wuxuu soo leexiyey dabayl aad iyo aad u xoog badan oo galbeed ka timid, kolkaasay ayaxii kor u qaadday oo waxay ku gurtay Badda Cas, oo xataa ayax qudha ahi kuma hadhin dalka Masar oo dhan.

Baxniintii 10

Baxniintii 10:13-25