Baroorashadii Yeremyaah 5:12-15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. Amiirradii gacmahoodaa lagu deldelay, Oo odayaashiina lama sharfin.

13. Barbaarradii dhagaxshiidkay qaadeen, Oo carruurtiina rarkii qoryaha bay la kufeen.

14. Odayaashii iridday ka joogsadeen, Oo barbaarradiina muusikadoodii farahay ka qaadeen.

15. Farxaddii qalbigayagay ka dhammaatay, Oo cayaartayadiina baroorashay u rogmatay.

Baroorashadii Yeremyaah 5