Baroorashadii Yeremyaah 3:47-50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

47. Waxaa noo yimid cabsi iyo yamays, iyo halligaad iyo baabbi'in.

48. Indhahayga waxaa ka daata durdurro ilmo ah, waana baabbi'inta dadkayga aawadeed.

49. Indhahaygu had iyo goorba way qubtaan oo innaba ma joogsadaan

50. Ilamaa Rabbigu hoos soo fiiriyo, oo uu samada ka soo eego.

Baroorashadii Yeremyaah 3