Baroorashadii Yeremyaah 3:3-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

3. Sida xaqiiqada ah maalintii oo dhan ayuu mar kasta gacantiisa igu sii jeediyaa.

4. Jiidhkaygii iyo haraggaygiiba wuu gaboojiyey, lafahaygiina wuu jejebiyey.

5. Wax buu igu wareejiyey, oo wuxuu igu hareereeyey qadhaadh iyo dhib.

6. Wuxuu iga dhigay inaan meelo gudcur ah dego sidii kuwii waagii hore dhintay.

Baroorashadii Yeremyaah 3