Baroorashadii Yeremyaah 3:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Anigu waxaan ahay ninkii arkay dhibaatadii ay ushii cadhadiisu keentay.

2. Wuu i hoggaamiyey oo igu dhex socodsiiyey gudcur aan iftiin lahayn.

3. Sida xaqiiqada ah maalintii oo dhan ayuu mar kasta gacantiisa igu sii jeediyaa.

4. Jiidhkaygii iyo haraggaygiiba wuu gaboojiyey, lafahaygiina wuu jejebiyey.

Baroorashadii Yeremyaah 3