Ayuub 7:12-14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

12. War anigu ma bad baan ahay, mase nibiriga badda, Bal maxaad ii daawanaysaa?

13. Markaan idhaahdo, Sariirtaydaa ii raxayn doonta, Oo gogoshaydaa cabatinkayga iga sahali doonta,

14. Ayaad riyooyin igu bajisaa, Oo waxaad igu cabsiisaa muuqashooyin.

Ayuub 7