Ayuub 36:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu indhihiisa kama qaado kuwa xaqa ah, Laakiinse wuxuu weligoodba la fadhiisiyaa boqorrada carshiga ku fadhiya, Oo iyaga waa la sarraysiiyaa.

Ayuub 36

Ayuub 36:6-12