Ayuub 36:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse kuwa cibaadalaawayaasha ah oo qalbigoodu beloobay waxay isa soo gaadhsiiyaan cadho, Oo markuu iyaga xidhana caawimaad uma qayshadaan.

Ayuub 36

Ayuub 36:11-22