Ayuub 31:4-6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

4. Isagu sow uma jeedin socodkayga oo dhan? Oo sow ma tirinin tallaabooyinkayga oo dhan?

5. Haddaan hawo been ah ku socday, Oo ay cagtaydu khiyaano u dheeraysay,

6. (Ha laygu miisaamo miisaan siman, Si Ilaah ku ogaado daacadnimadayda, )

Ayuub 31