Ayuub 29:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo haddana Ayuub hadalkiisuu sii waday, oo wuxuu yidhi,

2. Waxaan jeclaan lahaa inaan ahaado sidii waayihii hore, Iyo sidii aan ahaan jiray markii Ilaah i dhawri jiray,

Ayuub 29