Ayuub 21:5-7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

5. Bal i eega, oo yaaba, Oo afkiinna gacanta saara.

6. Oo xataa markaan soo xusuusto waan welwelaa, Oo jidhkaygana waa hoog iyo ba'.

7. Bal maxay kuwa sharka ahu u noolaanayaan? Oo ay u gaboobayaan? Balse maxay xoog badan u yeeshaan?

Ayuub 21