Ayuub 19:10-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Xagga iyo xaggaaba wuu iga dumiyey, oo baabba' waan noqday, Oo rajadaydiina sidii geed oo kale ayuu u rujiyey.

11. Aad buu iigu cadhooday, Oo sida mid cadowgiisa ah ayuu igu tiriyaa.

12. Ciidammadiisii oo dhammu way wada yimaadaan, Oo jid bay dhistaan si ay iigu kacaan, Oo teendhadayda hareeraheeda ayay degaan.

Ayuub 19