Ayuub 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal muu ku tuso waxyaalaha qarsoon ee xigmadda ah, Waayo, way badan yihiin. Haddaba bal ogow in Ilaah kaa jisaynayo in ka sii yar ciqaabta dembigaagu istaahilo.

Ayuub 11

Ayuub 11:2-10