2 Yooxanaa 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Mid kasta oo dhaafa oo aan cilmiga Masiixa ku sii socon, kaasu Ilaah ma leh; laakiin kii cilmiga ku sii socdaa, Aabbaha iyo Wiilka labadaba wuu leeyahay.

2 Yooxanaa 1

2 Yooxanaa 1:1-13