2 Timoteyos 2:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba, wiilkaygiiyow, ku xoogayso nimcada Ciise Masiix ku jirta.

2. Oo waxyaalihii aad markhaatiyaal badan dhexdood igaga maqashay ku ammaanee niman aamin ah oo awooda inay kuwa kaleeto baraan.

3. Dhibaato ka qayb qaado sida askari wanaagsan oo Ciise Masiix.

2 Timoteyos 2